Miiggan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miiggan ↴
miigganaan | miigganaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg