Miiji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid. 2. Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miiji

ceego | miijin | miijis | miijisan | miijisnaan | miijisnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg