Miinshaar
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar¹.
Miinshaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miinshaar ↴
afmiinshaar | afmiinshaarayn | afmiinshaaree | afmiinshaarnimo | miinshaaree | miinshaareyn | miishaar | miishaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg