Miirran

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof deggan oo dabeecad fiican leh ahaansho. 2. Qof xanuun ka soo roonaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miirran

miirranaan | miirranaansho | miirranow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg