Miisgool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Miis wareegsan oo fadhiga la dhigto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miisgool


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg