milaalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
milaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milaalan ↴
milaalmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaalan¹.
milaalnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milaalan². ld milaalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg