Milgee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)1. Cid xurmeyn. 2. Hadal asluub u yeelid. 3. Shabaag qaab milgo ah u sameyn. 4. Ceel miileyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milgee ↴
milgeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg