milid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh milid ↴
kaamilid [m.f.dh]
eeg kaamil². ld kammilid.
kammilid [m.dh]
ld kaamild.
maxmilid [m.f.dh]
eeg maxmil².
mile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(kiim.) Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg