Minaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minaaq


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg