Mindhaa
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mindhaa ↴
malaha | male |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg