Mindhismo

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lagu jiro. 3. Nin la deggan reerka uu wax ka qabo. 4. Qalabka ama hantida lagu taakuleeyo laba qof oo aroos gelaya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mindhismo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg