mirid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg mir³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mirid

cammirid [m.f.dh]
eeg cammir. ld cammiraad.

dhexsooc [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Ka dh.: wax, wax kale oo uu ku dhex jirey ka mirid.

jammirid [m.f.dh]
eeg jammir.

miridhee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-dheeyay, -dheysay)
ld miridhi.

miridheyn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mirdhin.

miridho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Dhicinta ay neef rimani ilmo dhiciso.

qamirid [m.f.dh]
eeg qamir².

shammirid [m.f.dh]
eeg shammir.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg