Mirimmiri
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirimmiri ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg