Miririg

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miririg

mililig | mililigeyn | mililiglee | miririglee | miririgleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg