mirji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld merji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mirji

merji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi², mirgi, mirji.

mirjin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld merjin.

mirjis [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Fuf, ama geed yar oo dhulka ka soo baxay.

mirjis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld merjin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg