mirriqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Neef mirriq ka maalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mirriqso ↴
mirriqsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mirriqso. ld mirriqsad, mirriqsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg