Misaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga misaal

bilmasal | masaal | masalan | mataal | mitaal | tusaale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg