Mitan
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Kaltan. 2. ld miltamid.
Mitan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Si siman wax u kaltan siin. ld miltan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mitan ↴
miltan | miltansasho | miltanso | mitamid | mitansasho | mitanso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg