mitirso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax mitir ku cabbirasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mitirso ↴
mitirsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mitirso. ld mitirsad, mitirsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg