Mootin

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

(fiis.) Astaanta ay walaxi ku oggolaato in kaah dhex maro, isaga oo aan la nuugin ama aanu weecan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mootin

qaalmootin | kulgudbin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg