Moqorof

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo/moqorof, m.dh)

Shay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu qaado marka wax la dhisayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moqorof


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg