Mukay

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(mukay, m.dh) (bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mukay

daray |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg