Muluq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lqo, m.l/muluq, m.dh)Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.
Muluq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qof qaawan; murduq. 2. Qof wixii uu lahaa ama haystay laga wada qaaday.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muluq ↴
jiiro | muluqmuluq | muluqmuluqlayn | muluqmuluqlee | murjuc |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg