Muqdaaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Loox dacal ballaaran oo lagu seebiyo huuriga iyo bedenka. ld miqdaaf.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muqdaaf

miqdaaf | miqdaafi | miqdaafin | muqdaafi | muqdaafin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg