Muraad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)

1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.

Muraad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muraad

dansheego | hankaag | istikhaaro | munaaddee | munaaddeyn | munaaddo | muraaddee | muraaddeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg