Muraaqoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

1. (dii.) U m.: arrin diimeed u jidboosho. 2. U m.: ciyaar u bururid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muraaqoo

muraaqood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg