Muraaradillaac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.


Muraaradillaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Si aad ah u nixid. ld marooradillaac².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muraaradillaac

marooradillaac | marooradillaac | marooradillaaci | marooradillaacid | marooradillaacin | muraaradillaaci | muraaradillaacid | muraaradillaacin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg