Muraayad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye. 2. (m.w) (-do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. ld miraayad, miraayo, muraayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muraayad

barqorraxeed | bas | biladdaye | biresbiyobiya | fatuurad | haybermetrobiya | haydh | jeebis-dherer | mandarad | miraayad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg