Murcud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(murcud, m.dh) 1. (bot.) Geed weyn oo qodax gaagaaban iyo caleemo yar-yar oo cagaaran leh, oo dhala miro kulkulucsan oo dhexda laf weyni uga jirto, dhadhan dhanaan ahna leh oo la cuno. 2. Miraha geedka murcudka. ld murcood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murcud ↴
murcood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg