Murdux
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. M. ah: qof aan dhar xirnayn. 2. M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murdux ↴
murduxan | murduxnaan | murduxnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg