Murguco
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.
Murguco
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin. 2. Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. Tus. “Arrintii cali waa ka murgucatay”. ld murgaco, murkuco².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murguco ↴
murgaco | murgoco | murgucasho | murkuco | murkuco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg