Murgucsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murgucsan ↴
murgacsan | murgacsanaan | murgacsanaansho | murgucsanaan | murgucsanaansho | murkucsan | murkucsanaan | murkucsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg