Murjaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed weyn, laf adag oo qoryihiisa kaneecada iwm laga shito. ld murjeen.

Murjaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo. 2. Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murjaan

marjaan | murjeen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg