Murjis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo/murjis, m.dh)

Waran yar oo af dhuuban leh.

Murjis

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murjis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg