murtiyeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Hadal, hees, gabay iwm wax murti loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murtiyeysan

murtiyeysnaan [m.f.dh]
eeg murtiyeysan. ld murtiyeysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg