murudsato
(m.dh)Farta gacanta oo suulka iyo fardhexada u dhexeysa. ld murugsato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murudsato ↴
murudsasho [m.f.dh]
eeg murudso. ld mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad, murudsato.
murugsato [m.dh]
ld murudsato.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg