murudso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murudso ↴
mudurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld murudso.
murudsasho [m.f.dh]
eeg murudso. ld mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad, murudsato.
murugso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld murudso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg