murugeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Cid wax murugo hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murugeysan ↴
murugeysnaan [m.f.dh]
eeg murugeysan. ld murugeysnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg