Mus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas. 2. Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mus ↴
aadaan | aadaan | oddoros | caabid | oddoros | xaaji | gaal | gaal | gaalad | ibidimooloji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg