Musallif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹.

Musallif

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf², musallaf².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musallif

masallaf | masallaf | masallafi | masallafid | masallafin | masallafsan | masallafsanaan | masallafsanaansho | musallaf | musallaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg