Musareen
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed. 2. Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musareen ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

