Mushteeg

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Illow. 2. Gef.


Mushteeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Ka m.: illoobid. 2. Ka m.: gefid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mushteeg

mushteegid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg