muskullux
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

1. M. ah: wax aan wasaq lahayn. 2. (dii.) M. ah: wax aan nijaaso lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muskullux

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg