Musuqmaasuq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Khayaamo, eex, iyo mardadabaan cidi ku dhaqanto.
Musuqmaasuq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Khayaano, eex iyo mardadabaan cid kula dhaqmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musuqmaasuq ↴
musuqmaasuqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg