Muul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. M. ah; wax badan. 2. M. ah: wax, wax ugu wanaagsan. 3. Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muul

samuulad | xammuul | xamuul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg