Muunajebi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof sharaf iyo qiimo uu lahaa ka dhumin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muunajebi

muunajab | muunajebid | muunajebin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg