Muus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld moos².
Muus
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Biyo hoos u gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muus ↴
jaamuus | maamuus | maamuus | maamuusid | maamuusiyad | maamuusjab | maamuusjab | maamuusjebi | maamuusjebid | maamuusjebin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg