naaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaban ↴
naabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaban. ld naabnaansho. naaban, naabnaansho
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg