Naadir

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Aan had iyo goor la heli karin (wax); dhif ah.

Naadir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naadir

naadirnimo | balaatihelmantis | farkuddoon | hiilyam | macduun | marsoobbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg