naafasho
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

ld naafoobid. naafoobid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naafasho

naafoobid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg naafow². ld naafasho, naafow¹.

wayig
[Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)

Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayigo.

wayigo
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)

Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayig.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg